Sheikh Dr. Cabdirisaaq Aadan Macallin oo kordhiyay duruusta diiniga ah ee uu jeediyo

Sheikh Dr. Abdirizak Aden Moallim oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee saldhiggoodu yahay caasimadda Muqdisho ayaa kaalin muuqata ka qaata ku wacyigelinta dadka diinta islaamka, isagoo muxaadarooyin iyo casharo la xiriira tafsiirka Qur’aanka Kariimka ka jeediya qaar ka mid ah masaajidda iyo goobaha isku imaatinnada diineed uu ka dhaco ee dalka Soomaaliya. Sheekh Cabdirisaaq … Continue reading Sheikh Dr. Cabdirisaaq Aadan Macallin oo kordhiyay duruusta diiniga ah ee uu jeediyo